Musharax Madaxweyne Joe Biden oo xil u magacaabay Muwaadin Soomaali ah

Xafiiska ololaha doorashada ee musharraxa xisbiga dimuqraadiga ee Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa xil muhiim ah u magacaabay Muwaadin asalkiisu Soomaali yahay balse heesta dhalashada dalka Mareykanka. Maxamed Salaad Maxamuud (Maxamed Boosaaso) ayaa loo magacaabay in uu noqdo isku duwaha xafiiska ee ololaha doorashada u qaabilsan Dadka ka soo jeeda Bariga Afrika, waxa uuna ninkan … Continue reading Musharax Madaxweyne Joe Biden oo xil u magacaabay Muwaadin Soomaali ah